Saturday, September 14, 2024
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img

Wasiirka Amniga oo Gaaray Magaaladda Caabudwaaq.

Khamiis 18 July 2024 {HMC} Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, ayaa halkaas waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Wasiirka ayaa inta uu joogo deegaanka waxa uu kulamo la qaadan doonaa maamulka iyo qeybaha bulshda deegaanka.

WARAKA