Khamiis-11-April-2024 {HMC} Waxaa la soo badbaadiyay Saddex nin oo ku xayirnaa in ka badan toddobaad Pikelot, oo ah jasiirad aan la degin halkaas oo ay doon uga kharibmatay.
Waxaa soo badbaadiyay Ilaalada Xeebaha Mareykanka ka dib markii ay aarkeen dhulka oo ay ku qorantahay erayga “HELP” ama “icaawi” taas oo indhahooda soo jiidatay.
Saddexda nin ayaa qoray kalmadaan ayaga oo isticmaalay caleemaha geed timirka.
Sawirkan ayay ka qaadeen goobta Ilaalada Xeebaha Maraykanka.