Saturday, September 14, 2024
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Duqeyn Lagu dilay Dad shacab ah oo isku qoys ah.

Talaado 09 july 2024 {HMC} 10 qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay, duqeymo ka dhacay Tuula u dhaw degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Dadka geeriyooday ayaa waxaa ku jiray caruur iyo dad kale oo isku qoys ah sida wararku nagu soo gaarayaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARAKA