Saturday, September 14, 2024
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Maxeey ku Diideen Shacabka DDS Heshiiskii dhax maray Madaxweyne Cagjar iyo Madaxweynaha Canfarta.?

Jimco 19, July 2024 {HMC}  Shacabka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa si adag uga so horjeestay Heshiiskii ay wada Galeen Madaxweyne Mustaf Cagjar iyo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Canfarta kaas oo ku saabsanaa Xalinta Colaada u dhaxeeysay Soomaalida iyo Canfarta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

WARAKA