Saturday, September 14, 2024
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Masuuliyiin Xilka Looga qaaday Weerarkii Xabsiga dhaxe iyo Gudi Baaris ah Oo Lagu Dhawaaqay.

Isniin 15 July 2024 {HMC} Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar, sidoo kalena magaacabay guddi baaritaan ku sameeya shaqaaqadii ka dhacday Xabsiga.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARAKA