Saturday, September 14, 2024
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} James Swan oo Madaweyne Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Axad 14 July 2024 {HMC} Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xal u helidda khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka Puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARAKA